Vous êtes sur la page 1sur 1

KU: waaxda shaqadda iyo shaqaalaha (HR)

Ujeedo: Codsi lacag dayn ah

Anigoo ah Faarax Jaamac Cabdi , kana tirsan qaybta HR-ka waxan si sharaf iyo
qadarini ku dheehan tahay uga codsanayaa Mas’uuliyiinta ay warqadani khusayso
in laysiiyo lacag dayn ah oo dhan $200 (labo boqol oo dollar) ,lacagtaas oo layga
jari doono afarta bilood ee soo socota insha allaaaaaaaaaah .

Hadaba , waxan marlabaaad ka codsanyaa in lay tixgeliyo codsigayga , si aan


baahiyo jira ugu dabaro ,
Waxan rajaynaya inaad iga aqbali doontaan codsigayga , aniga oo idinku kalsoon..

Allaa Mahad leh

Codsade: Faarah Jaamac Cabdi


ID: GOLBS1424
0907722654

Vous aimerez peut-être aussi