Vous êtes sur la page 1sur 1

GOORAAN COSTRUCTION COMPANY

DATE: 15/01/2019

UJEEDO: Codsi ogolaaansho bixin liisan shirkad Dhisme.


Anaga oo ah labada muwaadin eek ala ah:
1. Eng. A/caziiz Salebaan Baashe
2. Khaddar Ali Caarshe
Oo soo buuxiney dhammaan shuruudihii looga baahnaa Furashada Shirkad Cusub oo Dhisme, wxaa aanu
wasaaradda Hawlaha guud iyo Guriyeynta si xushmad leh uga codsanaynaa in ay noo tixgeliyaan
codsigayaga oo Nasiiyaan Liisanka Shirkadda Gooraan Construction Co.
Waxa aa rajaynaynaa in aad codsigayaga aqbali doontaan.

Allaah mahadleh.

Eng. A/caziiz Salebaan Baashe Khaddar Ali Caarshe


Saxeexa: -------------------------------- Saxeexa: --------------------------------

Vous aimerez peut-être aussi